Ma Ogtahay in Magaca Ilaahay uu Jirkaaga ku qoran yahay ?!

Allah

Allah

Allahu Akbar
Ma Og tahay in Magaca Ilaahay uu Jirkeena ku qoran yahay
Mise Ogtahay in dhiiga Bini aadamka uu maalintii qoro magaca ilaahay wax kabadan Hal mayan oo mar
Sii Aqri

Dhiiga ku jira Jirka Bini aadamka waxa uu ka kooban yahay Unugyo cadaan ah iyo kuwo casaan ah

Unugyadaasina ay mideesan yihiin dhaqdhaqaaqna ay sameeyaan habeen iyo maalin xili walba markii aad soo jeedo iyo markii aad hurdeeso

Marka Culimada ku taqasustay Caafimaadka ayaa waxa ay sheegeen in markii ay mideesmaan unugyadaasi ay sameeyaan qaab wareeg camal ah kaasoo ay ku qoran tahay magaca ilaahay subxaanahu watacaalaa waxaa kaloo mucjiso ku noqotay magaca oo ku qoran afka Carabiga

Alaahu Akbar

اللــــــــــــــــه عــــــــز و جـــــــــــل  Mucjiso Kale

Waa Qoraxdii Oo Magaca Ilaahay Sameesay

Ilaahoow Noo naxariiso


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: